Faahfaahin: Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Jowhar & askari ka tirsan AMISOM oo..

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska horimaad hubeysan oo maanta ciidamo ka wada tirsan dowlada ku dhexmaray magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe. Iska horimaadkan oo ka dhacay agagaarka xarunta madaxtooyada Hirshabelle ayaa waxaa ku geeriyooday sida la xaqiijiyey askari ka mid ahaa ciidamada Booliska magaalada Jowhar. halka saddex kale ay ku dhaawacmeen kuwaasoo … Continue reading Faahfaahin: Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Jowhar & askari ka tirsan AMISOM oo..